Boorso casri ah

Maroodijeex, Hargeysa La dhigay 3 bilood kahor

USD 10.00

Guudmarka guud ee shayga

  • Damaan Market

    Magaca Shirkadda
  • Boorso gacmeed

    Nooca
  • Wax kale

    Qalab
  • Midab badan

    Midabka

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Magaca Shirkadda: Damaan Market
  • Nooca: Boorso gacmeed
  • Jinsi: Dumar
  • Midabka Midab badan
  • Qalab Wax kale
  • Xaalad: Cusub

Sharaxaada

Boorsandi waxay ay ka samaysantahay walxaha, polyurethane iyo polyester, oo ah dahaadhkeda sare iyo dunta gudaha ee boorsadan. Ku farsamaynta walxahan awgeed boorsadani waxay awood u leedahay iska caabinta dabaysha, biyaha, taasoo u sahlaysa jiritaanka muddo dheer. Adeegso adigoon ka warwar qabin, gu' iyo jiilaal, dayr iyo xagaa midna inaa wax kaasoo gaadhaan, Waxa u isticmaal kartaa maalinle iyo munaasabad kastaba.

Talooyin badbaado ah

  • Ka fogow inaad lacagta sii hor bixiso xita hadii alaabta laguu keenayo
  • Kula kulan iibiyaha meel fagaare ah oo ammaan ah
  • Baadh shayga oo hubi inuu yahay isla kii aad u baahnayd
  • Hubi in shayga baakada ku jiraa uu yahay midkii aad baartay
  • Kaliya lacagta bixi hadii aad ku qanacday 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib