Hair oil saliid tinta herbal hair oil

Muqdisho, Hodan La dhigay 1 isbuuc kahor

USD 12.00

Guudmarka guud ee shayga

  • Wax Kale

    Magaca Shirkadda
  • Saliidda Timaha

    Nooca

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Magaca badeecada: Xariir Hair Oil Premium
  • Magaca Shirkadda: Wax Kale
  • Nooca: Saliidda Timaha
  • Jinsi: Lab iyo dheddig

Sharaxaada

Tin gogo ama tinta oo kuu bixi la'a maku wareeriyey? Xariir Hair Oil Premium waxaa laga subiyey saliid 30 geed herbal ah, waxaad isbadal isga daremeesa 7 cisho haduu Alle idmo. Xariir Hair Oil Premium wax kiimiko laguma darin, tinta nafaqo ayee uu bahan tahay sida jirkeenu ugu bahan yahay nafaqo balance gareesan, Xariir Hair Oil Premium 3sano aan ku gadaayey America asalkeeda na waa America...waxaan hubaa inaad muraayada iyo sawir iska qaadistada badaneeso...TALO isticmaalka shampoo da iska yareey bishii 3jeer kayar isticmaal...

Talooyin badbaado ah

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib