Graphic design

Muqdisho, Dharkeynley La dhigay 1 isbuuc kahor

USD 100.00

Guudmarka guud ee shayga

  • Shaqo qof iskii u shaqeysanaya

    Nooca Shaqada
  • Remote

    Halkaad Shaqadda Ka Qabanayso
  • Tiknoolajiyadda (IT, Software engineer, Graphic Designer,etc)

    Nooca Shirkadda aad ka Shaqeyso

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Mudada Mushaharka Saacadle
  • Nooca Shirkadda aad ka Shaqeyso Tiknoolajiyadda (IT, Software engineer, Graphic Designer,etc)
  • Nooca Shaqada Shaqo qof iskii u shaqeysanaya
  • Halkaad Shaqadda Ka Qabanayso Remote
  • Waayo-aragnimo "Waxaan leeyahay waayo-aragnimo ku saabsan naqshadeynta digital-ka, gaar ahaan anigoo isticmaalaya Canva si aan u sameeyo poster
  • Xaaladaada Shaqo Aan Shaqeyn

Sharaxaada

"Magacaygu waa Maxamed C/Qaadir Maxamed, waxaan ahay qof hal-abuur leh, dulqaad badan, kuna fiican shaqo wada shaqeyn iyo qabanqaabada. Waxaan jeclahay in aan wax cusub barto mar kasta, waana qof dadaal badan oo ka go'an horumarka shaqada aan qabto. Shaqada aan raadinayo waxay tahay mid aan ku biirin karo kartidayda, isla markaasna iga caawin karta koboca xirfadeyda.

Talooyin badbaado ah

  • Ha shaacin macluumaadkaaga gaarka ah
  • Samee baaris ka hor intaadan qofna ugu yeerin wareysi
  • Ha furin linkiyada aan ku jirin CV-ga shaqo codsadaha
  • Ku fuli wareysiga xafiis ammaan ah oo nabdoon 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib