Waa dhul iib ah sayladda xoolaha burco

Togdheer, Burco La dhigay 4 bilood kahor

USD 10000.00

Tilmaamaha

  • Cabirka Goobta: 24×24 M 2
  • Nooca Hantida: Dhul Deegaan ah

Sharaxaada

Waa afar balood oo iska dabagala kuna yaala xaafada seylada burco gaar ahaan Schoolka GAHAYY sokodiisa Dhulkani waxa uu saaranyahay mooska waana dhul sharing leh oo cashuuran

Egalleh

Ku biiray 2025-01-27
+252634313964 WhatsApp

Talooyin badbaado ah

  • Waxaa badqabka/ammaanku ku jiraa in aadan lacagta sii horumarin kahor inta aanad shayga iska baadhin.
  • Weydii asxaabtaada ama qof aad ku kalsoon tahay inuu kugu weheliyo markaad soo eegayso
  • Fiiri hareeraha guriga si aad u hubiso inuu buuxiyay filashadaada
  • Xagga hore haka bixin lacagta hadii aadan si degdeg ah ugu soo guurayn
  • Hubi in faahfaahinta akoonka uu leyahay milkiilihii saxda ahaa kahor intaadan bilaabin lacag bixinta 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib