Dhul iib ah

Muqdisho, Kaaraan La dhigay 3 bilood kahor

USD 6500.00

Tilmaamaha

  • Cabirka Goobta: 20x15 M 2
  • Nooca Hantida: Dhul Deegaan ah

Sharaxaada

Waa Dhul deegaan Cusub ah oo inta Badan lagu dhisaayo dhaxgaxb oo Ku yaala Waqooyiga Karaan. Waxaa lagu magacaabaa daarudayax. Qiimaha dhulkaan waxuu ahaa 10,000 USD laakiin qofka Dan ayaa haysaan waxuuna Ku rabaa 6500 USD

osman_6

Ku biiray 2025-01-04
+252617140358 WhatsApp

Talooyin badbaado ah

  • Waxaa badqabka/ammaanku ku jiraa in aadan lacagta sii horumarin kahor inta aanad shayga iska baadhin.
  • Weydii asxaabtaada ama qof aad ku kalsoon tahay inuu kugu weheliyo markaad soo eegayso
  • Fiiri hareeraha guriga si aad u hubiso inuu buuxiyay filashadaada
  • Xagga hore haka bixin lacagta hadii aadan si degdeg ah ugu soo guurayn
  • Hubi in faahfaahinta akoonka uu leyahay milkiilihii saxda ahaa kahor intaadan bilaabin lacag bixinta 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib