Guri iib ah

Maroodijeex, Hargeysa La dhigay 1 bil kahor

USD 25000.00

Guudmarka guud ee shayga

  • Aan goglanayn

    Xaalada Goglanaanta
  • Dhisme Cusub

    Xaalad

Faahfaahin Dheeraad ah

  • Cabbirka: 18 M 2
  • Cabirka Goobta: 18x6
  • Nooca Hantida: Guryaha magaalada
  • Xaalada Goglanaanta: Aan goglanayn
  • Xaalad: Dhisme Cusub

Sharaxaada

Gurigani waxa uu ku yala xafada M.mooge eriya digtoor ismail Wuxu ka kooban yahay 3qol 2suuli Kijo gaadhi gal lamayda basku maro baloodh aya ka xiga

Talooyin badbaado ah

  • Waxaa badqabka/ammaanku ku jiraa in aadan lacagta sii horumarin kahor inta aanad shayga iska baadhin.
  • Weydii asxaabtaada ama qof aad ku kalsoon tahay inuu kugu weheliyo markaad soo eegayso
  • Fiiri hareeraha guriga si aad u hubiso inuu buuxiyay filashadaada
  • Xagga hore haka bixin lacagta hadii aadan si degdeg ah ugu soo guurayn
  • Hubi in faahfaahinta akoonka uu leyahay milkiilihii saxda ahaa kahor intaadan bilaabin lacag bixinta 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib