Dhul iib ah waa jaanis mar soo bax ah

Muqdisho, Warta Nabada La dhigay 5 bilood kahor

USD 5000.00

Tilmaamaha

  • Cabirka Goobta: diyeeshe M 2
  • Nooca Hantida: Dhul Deegaan ah

Sharaxaada

Waa dhul iib ah waxa ku ku yaal dagmada deyniile waaxda sqiiro waa dhul banaan birimo iyo sugunto wuu leeyahay qiimaha kor ku xusan ayaa lagu rabaa yuusan ku dhaafin waa deegaan hada dhismo ku socdo af joogo looma adeego ee indhahaga ku soo arak

Talooyin badbaado ah

  • Waxaa badqabka/ammaanku ku jiraa in aadan lacagta sii horumarin kahor inta aanad shayga iska baadhin.
  • Weydii asxaabtaada ama qof aad ku kalsoon tahay inuu kugu weheliyo markaad soo eegayso
  • Fiiri hareeraha guriga si aad u hubiso inuu buuxiyay filashadaada
  • Xagga hore haka bixin lacagta hadii aadan si degdeg ah ugu soo guurayn
  • Hubi in faahfaahinta akoonka uu leyahay milkiilihii saxda ahaa kahor intaadan bilaabin lacag bixinta 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib