Mobile graphic design

Muqdisho, Hawl Wadaag La dhigay 4 bilood kahor

USD 3.50

Tilmaamaha

  • Nooca adeega: Koorsooyin oonlayn ah
  • Mudada adeega: Bille

Sharaxaada

Diwaangelinta Koorsada Graphic Design-ka. OGEYSIIS MUHIIM AH || KOORSO CUSUB. Waxaan bilaawnay diwaan gelinta Course-ka Specail Graphic Design. koorsadaan waxaad ku baran doontaa Sameynta Boorarka noocyadooda kala duwan sida: 1) Boorarka Xafladaha 2) Boorarka Shirarka 3) Boorarka Ganacsiyada 4) Boorarka goobaha wax barashada. Sidoo kale waxaad ku baran doontaa Logo-yinka Carabiga ah iyo kuwa Magcyada ama Xarfaha laga sameyo. Waxyaabaha kale aad ku baraneyso waxaa kamid ah Sida loo sameyo Mockup adiga oo isticmaalaya Mobile kaaga. Waxaad ku baran doontaa Cabbirada Pixell ka ah sida loogo bedalo Meter iyo Cent Meter. Koorsadaan waxa ay socon doontaa Muddo Hal bil ah. Qiimaha waa $3.5 Tirada Ardayda aan qabaneyno way koobantahay, yay kaa buuxsamin Wixii faah faahin ah nagala soo xiriir whatsapp Number +252619194515

Talooyin badbaado ah

  • Eeg faalada si aad u hubiso in qofku yahay mid la isku halayn karo
  • Ka heshiiya baaxadda shaqada iyo lacagta la bixinayo
  • Ku kulma goob fagaare ah oo ammaan ah 

Ma jiraan wax cabasho ah? Naso wargali cabashooyinka

Ma rabtaa inaad xannibto isticmaalaha? Xannib